Search
Thursday, August 21, 2008..:: Kubadda Forum::..Register  Login
Kubadda Forum

Welcome to Kubadda Forum.

Isticmaalka boggaan Forum-ka, waxaa kuu sahlaayo, in aad buuxisid liiska Registration-ka, ee linkigiisa midigta ka muuqdo (Register)  waa FREE. Hal mar oo kaliyah ayaad u baahan tahay in aad buuxiso liiska, wixii ka danbeeyo magaca aad la baxdo iyo Password-ka aad samaysato ayaad ku soo galaysaa si gacmo furan. Adoo riixayo (Login)

          
 
SearchForum Home
  Sport  Basketball  Kubadda Kolayga...
 Kubadda Kolayga Soomaaliyeed Ma seexatay mise waa suushay.
 
 10/24/2007 9:26:38 PM
HFA
2 posts


Kubadda Kolayga Soomaaliyeed Ma seexatay mise waa suushay.
 Modified By admin  on 12/18/2007 6:11:11 AM)


Kubadda Kolayga Soomaaliyeed waxey soo martay beri samaad-kii, xilligii burburka ka hor, Heer aad u sareeyo. waxaa Ilaah mahadiis ah in maantana la heli karo ciyaartoy dhalinyaro ah oo qibrad fiican ku jirto, kuna suganyihiin Qaaradaha Europe iyo Ameerika. Kuwaasoo markale meteli kara magicii Qarankeena, hadii loo helo maamul sax ah oo lagu kalsoon yahay.

Maxay adiga kula tahay?

JHF

 11/18/2007 8:48:49 PM
Kadar
2 posts


Re: Kubadda Kolayga Soomaaliyeed Ma seexatay mise waa suushay.

Waxaan filayaa in aynan seexan isla markaana aynan suulin sababtoo ah maanta markii la fiirsho kubadda koloyga waa mida kaliya ee si toos ah ugu socoto somaliya oo aan qasmin inta badana ,waxeyna tahay horyaalka kaliya ee si fiican u bilaawda una dhamaada xiliyadaan ugu danbeysa.

  Sport  Basketball  Kubadda Kolayga...
          
 
Fiiro Gaar ah:
Minimize
Boggaan waa bog Sport, waxaa ka mamnuuc ah dooda Siyaasada, Qabyaalada iyo in La af lagaadeeyo Shaqsi. Qofkii isku dayana, maamulka wuxuu xaq u leeyahay in uu ka saaro magaciisa. Asna waxaa u fudud meelaha doodaas ka socoto in uu la aado, asoo raali ah.
          
 
Online
MembershipMembership:
Latest New UserLatest:Sheelka
New TodayNew Today:0
New YesterdayNew Yesterday:0
User CountOverall:22

People OnlinePeople Online:
VisitorsVisitors:0
MembersMembers:0
TotalTotal:0

Online NowOnline Now:
          
 
Copyright 2007 by Kubadda.com   Terms Of Use  Privacy Statement
DotNetNuke® is copyright 2002-2008 by DotNetNuke Corporation